THE NEW HOPE FOUNDATION, INC.

(URURKA RAJADA CUSUB)

 

DOCUMENTATION OF ORIENTATION

Diiwaan gelinta Warbixinta

 

Waxaan ka mahad naqayaa in warkan soosocda la ila fiir fiiriyey si aan u fahmo. Tilmaan inaad raacsantahay adigoo xarfaha magacaaga ugu horeeya ku saxeexaya.

 

 

 

 

 

 

_____________________ Adeegyada ay bixiyaan URURKA RAJADA CUSUB

 

_____________________ Saacadaha adeegga/jadwalka barnaamijka

 

_____________________ Xuquuqda iyo waxa la filan karayo

 

_____________________ Sharciyada xil qarinta

 

_____________________ Hababka loo gudbiyo cabashooyinka

 

 

 

 

 

Qofka macmiilka ah: ___________________________ Taariikh_________

 

Qofka shaqaalha ah: ___________________________ Taariikh _________

 

 

 

 

 

 

The New Hope Foundation, Inc. (Ururka Rajada Cusub)

 

 

 

THE NEW HOPE FOUNDATION, INC.  HOSPITAL/PHYSICIAN RELEASE FORM

Isbitaalka URURKA RAJADA CUSUB/ Warqadda sii deynta ee Dhakhtarka

 

Magac:__________________________________________ Maalinta dhalashada _______________

Ciwaan______________________________________________________________________________

Magaalo _______________________________ gobol______ zip-__________   Tel:________________

Dhakhtarka ______________________________  rugta caafimaadka ____________________________

 Ciwaanka Dhakhatarka_________________________________________________________________

 

 Saxeexaygan  hoos  ku qoran, waxan ku  ogalaanyaa  in la siiyo URURKA RAJADA CUSUB wararka hoos  ku qoran

  1. Akhbaarta  sheybaarka  ee cadeyneysa  HIV/AIDS
  2.  Cadeynta  dhakhtarka HIV/AIDS sheegeysa

 

Warsiintan  waxay  ujeeddadeedu tahay  kaliya in la caddeeyo in la igu sheegay HIV/AIDS iyadoo waafaqeysa  nidaamka  hay’ adda [HRSA]. Wararka oo dhan waa  la xil qariyaa , waxaan fahansanahay  in  feylkeygu   uu  ku  beegmi  karo  xisaabi xilmaleh  isaga  oo waafaqsan  nidaamyada  xil qarinta  waxaan kale oo fahansanahay  inaan  ka bixikaro  ogalaanshahan markasta  marka  laga reebo  inta  ay horey u sacotey  howshu.

 

Saxeexa   ___________________________________ Taariikh _________________________

 

Saxeexa  ____________________________________Taariikh _________________________

 

 

MEDICAL VERIFICTION OF HIV RELATED ILLNESS

Cilmi Ku Xaqiijinta Jirrooyinka la xiriira HIV-ga

 

 

Waxaan  cadeynayaa in, ________________________ laygu arkey  jirada HIV-ga  iyada  oo  la tix raacayo  Sharraxaadda Xarumaha  Jira  ee Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurada la xiriira  HIV-ga  ama AIDS-ka.

 

Waxa hadda lagu arkay: HIV + Asymptomatic ____ HIV+ Symptomatic___  AIDS____  

Maalinta   lagu  arkey _______________________________ 

Qodabada qeexaya  aragtida  cudurka_________________________________________

_______________________________________________________________________

_______________________________________________________________________

 

_______________________________________              _______________________

Saxeexa Dhakhtarka                                                            Qor magaca  dhakhterka

 

Taariikhda ______________________________

 

 

 Fadlan ku lifaaq natiijada  sheybaarka   ee  ku shaqeeya  aragtida   kuna celi  warqadda iyo waxa ku lifaaqan  ciwaankan:

 

THE NEW HOPE FOUNDATION, INC.

629 Woodland Street

Nashville, TN 37206

 

Warkani waa sir culus ee haku dirin fax

 

The New Hope Foundation, Inc. (Ururka Rajada Cusub)

 

THE NEW HOPE FOUNDATION, INC.

(URURKA RAJADA CUSUB)

 

CONSENT FOR THE RELEASE FOR CONFIDENTIAL INFORMATION

(Raalli  ku noqosho  in lagudbiyo wararkaaga sirta culis ah)

 

 

Anigoo ah, _______________________ waxan  u ogalaadey

                        Magaca Qofka

______________________________________________in ay siiso

                (qoflka  ama hey’ada warbixineysa)

 

warkan ____________________________________________ warkan

               (Qofka amaHay’adda Warka Helaysa)

 

soo  socda_____________________________________________________________  ayadoo  ujeedadu 

 

tahay__________________________________________________

 

 

 Aniga/annaga  oo hoos  ku saxeexan waxaan fahansannahay inaan  ka bixi karo  raali ka  ahaanshaha  markasta oo aan doono  marka laga reebo  in ay gaartey   howsha lagu dul dhisay ku  rali ahaansho noqoshadayda hore. Raalli noqoshadu  waxay dhaceysaa  marka ay  dhamaanto  mudada dhaxe  ama 60 casho haddii aan si kale halkan loogu xusin

 

 

Qolada  Warka  Heleysa

 

 

 Warkan waxaa la idiinka  soo daayey diwaano  si adag  u xil qarskan waxaana  dhowra  sharciyada dowladda  dhexe (federal law) marka latixraaco sharciga   fadaraaliga  iyo  kuwa  kale  laguuma  ogala inaad u gudbiso  warkan  cid kale adiga  oo aan qoraal cad ka wadan cida  warku   ku saabsan yahay. Tani  waxay u badan  tahay  war gud bin GAAR AH oo oo ka timaadda qofkaas

 

Qofka_______________________________                                   Taariikh _________

 

 

Saxeexa bukaanka  ama qofka ka masuulka ah___________________  Taariikh_______

 

 

Saxeexa  qofka goobjooga ah___________________________     Taariikh__________

 

 

 

 

The New Hope Foundation (Ururka Rajada Cusub)

THE NEW HOPE FOUNDATION, INC.

(URURKA RAJADA CUSUB)

 

CONSENT FOR TREATMENT

(Raalli Ku noqosho Daaweyn)

 

Magaca qofka ____________________________________________________

 

Lambarka qofka _____________________________________________

 

 

 

Aniga oo ah, ________________________________ waxan ka mahad naqayaa in la ii sharxay faa’iidooyinka latalinta. Waxan halkan ku bixinayaa raalli ka noqoshadayda in aan ku biiro daawaynta. Waxan fahansanahay in ay ku jiri karto, iyada oo ay weheliyaan kuwo kale, dhacdooyinkan soo socda:

 

   *Qiimayn Lafahmo                                       *Lataalin Qof

*Latalin Qoys                                                   *Koox Taageerayaal ah

*Kala Talin Daroogo iyo Aalkolo                    *Koox  Jirka Dawaysa

*Ku talin Hab-Nafaqo Qaadasho                      *Qorshaynta Daawaynta

*Gudbin Adeeg Bulshonim                               *Dabagal Lasocod ah

 

Waxaa la I siiyey warar ku saabsan daryeello kale oo ay bulshadu heli karto si la iiga caawiyo baahidayda. Waxan ka mahad naqayaa in la I siiyey fursad ah in aan diidi karo ama aan yeeli karo in xarunto la igu daweeyo xarunta. Waxaan si xor ah u doortay in aan ka qaybqaato.

 

Macmiilka Saxeexiisa _________________________________ Taariikh ____________

Waalid/Mas’uul Sharci ________________________________ Taariikh ____________

Shaqaalaha Rugta ____________________________________ Taariikh ____________

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

The New Hope Foundation (Ururka Rajada Cusub)